Jaamacadda Umadda Somaliyeed ee Galmudug oo wax lala yaabo ku tilmaamay Hadal kasoo yeeray Madaxwayne Xaaf (dhegayso)

Jaamacadda Umadda Somaliyeed ee Galmudug oo wax lala yaabo ku tilmaamay Hadal kasoo yeeray Madaxwayne Xaaf (dhegayso)

Maalmo kahor waxaa Caabudwaaq laga dhagax dhigay Jaamacadda Umadda Somaliyeed Faraceed Galmudug waxaana si wada jir ah udhagax dhigay Madaxwaynaha Somalia, Kan Galmudug iyo Gudoomiyaha guud ee Jaamacadda Umadda.

Dhagax dhiga kadib waxaa Caabudwaaq loo arkay in ay tahay Xarunta Waxbarashada Galmudug, Laakin saacadihii lasopo dhaafay waxaa baraha Bulshada qabsaday waraaqo xilliyo kala duwan lasoo saaray oo uu ku saxiixan yahay Madaxwaynaha Galmudug, Kuwaas oo lagu sheegayo in Hobyo ay tahay Xarunta waxbarashada Galmudug.

Hadaba si aan u ogaano shekadaan waxaan la xiriirnay oo aan booqanay Gudoomiyahii hore ee Jaamacadda Galgaduud University ee Caabudwaaq hadana ah Ku simaha Gudoomiyaha Jaamacadda Umadda Somaliyeed faraca Galmudug Mudane Maxamuud Dirir.

waxa uu uwaramay Cumar Lakiman

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com