Madaxwayne Farmaajo oo ka hadlay Nabadda Cabudwaaq & dagaalka Alshabaab (dhegayso)

HomeWararka

Madaxwayne Farmaajo oo ka hadlay Nabadda Cabudwaaq & dagaalka Alshabaab (dhegayso)

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somalia oo Maanta Munaasabad kaga qayb galay Xarunta Jaamacadda Umadda Faraceeda Caabudwaaq ayaa ka hadlay arimo dhowr ah oo ku saabsan Marxaladaha kajira Caabudwaaq iyo Dadaalka Dowladiisa ay la damacsan tahay in lagu soo afjaro Dhibaatooyinka soo laalaabtay. Cumar Lakiman ayaa Warbixintaan kusoo koobaya Nuxurka Khudbadii Madaxwaynaha http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a64e969010100fc0ea97959/Warbixin+Nuxurka+Khudbadii+Madaxwayne+Farmaajo+ee+Caabudwaaq+By+Cumar+Lakiman.mp3

Waraysi: Maciishada qutul daruuriga ee gobolka Gardafuu oo cirka isku shareetay iyo isgaarsiinta oo hawada ka maqan (daawo)
Gurmad Balaaran oo laga Bilaabayo Degaanadda Puntland ,Kadib Shir Kadhacay Garowe (dhegayso)
Xasan sheekh Maxamuud “Doorashaddan dalka ayeey khatar galin kartaaa.”

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somalia oo Maanta Munaasabad kaga qayb
galay Xarunta Jaamacadda Umadda Faraceeda Caabudwaaq ayaa ka hadlay
arimo dhowr ah oo ku saabsan Marxaladaha kajira Caabudwaaq iyo
Dadaalka Dowladiisa ay la damacsan tahay in lagu soo afjaro
Dhibaatooyinka soo laalaabtay.

Cumar Lakiman ayaa Warbixintaan kusoo koobaya Nuxurka Khudbadii Madaxwaynaha

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: