Waraysi: Maciishada qutul daruuriga ee gobolka Gardafuu oo cirka isku shareetay iyo isgaarsiinta oo hawada ka maqan (daawo)

HomeWararka

Waraysi: Maciishada qutul daruuriga ee gobolka Gardafuu oo cirka isku shareetay iyo isgaarsiinta oo hawada ka maqan (daawo)

Guddoomiyihii hore ee gobolka Gardafuu ahna siihayaha xilka Maxamuud Axmed Caynab oo ayaa Daljir uga waramay xaalada adag ee gobolka kataagan isagoo s

Codbixintii doorashada madaxtinimada Somaliland oo saaka ka bilaabatay, gobollada iyo degmooyinka kala duwan ee Somaliland
Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)
Xulashada Daljir & Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Guddoomiyihii hore ee gobolka Gardafuu ahna siihayaha xilka Maxamuud Axmed Caynab oo ayaa Daljir uga waramay xaalada adag ee gobolka kataagan isagoo sheegay in ay go’doon kujirto  degmada Bareeda  iyo 12 tuulo oo hoos yimaada .

waxa uu sheegay in roobabkii ka da’ay gobolka ay sababtay in isgaarsiinta ay meelaha qaar ka shaqaynin.

Waxa uu sheegay in maciishada qutul daruugi ah ee gobolka Gardafuu ay aad ukacday kiishka bariiska ah ayuu sheegay in lakala siisayo 75doolar, halka caagada saliida ay ka marayso ilaa iyo 8 doolar.

wariye Saynab Cabdinuur ayuu uwaramay.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: