Madaxwayne Farmaajo oo ka hadlay Nabadda Cabudwaaq & dagaalka Alshabaab (dhegayso)

Madaxwayne Farmaajo oo ka hadlay Nabadda Cabudwaaq & dagaalka Alshabaab (dhegayso)

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somalia oo Maanta Munaasabad kaga qayb
galay Xarunta Jaamacadda Umadda Faraceeda Caabudwaaq ayaa ka hadlay
arimo dhowr ah oo ku saabsan Marxaladaha kajira Caabudwaaq iyo
Dadaalka Dowladiisa ay la damacsan tahay in lagu soo afjaro
Dhibaatooyinka soo laalaabtay.

Cumar Lakiman ayaa Warbixintaan kusoo koobaya Nuxurka Khudbadii Madaxwaynaha

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com