Xubintii Ciyaaraha: Manchester City 3-1 Newcastle United (dhegayso)

HomeCiyaaraha

Xubintii Ciyaaraha: Manchester City 3-1 Newcastle United (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni | Waxaa fududeysay shirkadda Somtel | SOMTEL -  Share Your World Kulamo ka tirsana horyaalka Ingiriisk

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Qiimaha Nemanja Matic oo Gaaray 50 Milyan!
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni | Waxaa fududeysay shirkadda Somtel | SOMTEL –  Share Your World

Kulamo ka tirsana horyaalka Ingiriiska ayaa la ciyaaray, kooxda Manchester City ayaana jidka guusha dib ugu soo laabtay, waxayna sii badiyeen dhibcaha ay ku hayaan hoggaanka Premier League-ga.

Tabaraha kooxda Manchester United, Jose Mourinho, ayaa sheegay in ay Alexis Sanchez u yahay United.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yameni iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso falaanqeynta maanta iyo xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

  

  

  

     

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0