Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Qiimaha Nemanja Matic oo Gaaray 50 Milyan!

Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni:  Qiimaha Nemanja Matic oo Gaaray 50 Milyan!

Kooxaha Manchester United iyo Chelsea ayaa ka heshiiyay iibka ciyaaryahan Nemanja Matic, kuna yimid wada xaajood dhexmaray maamulada kooxaha Chelsea iyo Man United. Waxaa la isla ogalaaday qiimaha uu Nemanja Matic ugu biirayo Man U, kaas oo noqnaya 40 milyan oo Gini, laakiin hadana gaadhi kadha 50 milyan.

Kooxda Chelsea ayaa lacag qaali ah u gaadhay dhigeeda Juventus oo ay ku doonayaan ciyaaryanka reer Brazil, Alex Sandro, kaddib bixitaankii ciyaaryahan Nemanja Matic.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

 

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com