Xubintii Ciyaaraha: Manchester City 3-1 Newcastle United (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni | Waxaa fududeysay shirkadda Somtel | SOMTEL –  Share Your World

Kulamo ka tirsana horyaalka Ingiriiska ayaa la ciyaaray, kooxda Manchester City ayaana jidka guusha dib ugu soo laabtay, waxayna sii badiyeen dhibcaha ay ku hayaan hoggaanka Premier League-ga.

Tabaraha kooxda Manchester United, Jose Mourinho, ayaa sheegay in ay Alexis Sanchez u yahay United.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yameni iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso falaanqeynta maanta iyo xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

  

  

  

     

 


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com