HomeUncategorized

Saraakiil ka tirsan Al-shabaab oo ku dhaawacmay qarax maanta ka dhacay degmada Wajeer ee Waqooyi Bari Kenya.

Wajeer, Dec, 12 - Ugu yaraan hal sarkaal oo ka tirsan ciidamada nabad sugidda ee dalka Kenya ayaa la xaqiijinayaa inuu ku dhaawacmay qarax lala eegtay kolonyo ka tirsan ciidamada dalka Kenya oo marayey duleedka magaalada Wajeer oo ku taalla waqooyi bari Kenya, sida ay Radio Daljir u sheegeen dad jooga magaaladaasi.

DHEGEYSO-Dhalinyarada Qardho oo soodhoweeyey hadal dowladda kasoo yeeray.
Baahin: Salaasa, May 31, Weriye Axmed Jookar ~ Daljir ~ Bossaso. ?Dad Somali ah ayaa ku dhintay dagaalka maanta, qaarna waa la la?yahay? Qunsulka safaaradda Somalida ee Cadan … 5 saldhig bilays oo Galkacyo ku yaalla oo maanta dayactir iyo dib-u-habayn lagu bilaabay. … Maraakiib dagaal oo dad kallumaysato ah ka kaxaystay xeebta Kismaayo, jajabiyeyna doonyo kalluumaysati … Maamulka rugta ganacsiga ee Puntland oo xil kordhin laba sano loo sameeyey …
Baahin: Sabti, Feb 04, C/qaadir C. Silfar ~ Daljir ~ Garowe. M/weyne Shariif oo kormeeray xarumaha dawlada ee dhawaan la baneeyey; Is-bahaysiga Somaliya oo sheegay in ay kaabiga u saaran yihiin la wareegida gobollada Jubooyinka; Galmudug oo loogu baaqay in ay jawaab ka bixiyaan dad rayad ah oo lagu laayey xaafada Wadajir, Galkacyo.

Wajeer, Dec, 12 – Ugu yaraan hal sarkaal oo ka tirsan ciidamada nabad sugidda ee dalka Kenya ayaa la xaqiijinayaa inuu ku dhaawacmay qarax lala eegtay kolonyo ka tirsan ciidamada dalka Kenya oo marayey duleedka magaalada Wajeer oo ku taalla waqooyi bari Kenya, sida ay Radio Daljir u sheegeen dad jooga magaaladaasi.

Qaraxa ayaa la sheegayaa inuu qabsaday mid ka mid gawaarida Ciidanka waxaana jira warar sheegaya in qaraxu ahaa miinada dhulka la gasho, mana jiraan warar xaqiijinaya khasaaraha dhabta ah ee qaraxaasi ka dhashay.

Weerar ayaa noqonaya kii labaad ee labo maalmood gudahood lagu qaado ciidamada Kenya ee jooga gobolka ay Soomaalidu degto ee Waqooyi Bari Kenya, gaar ahaan magaalada Wajeer. dawladda Kenya ilaa iyo hadda wax war ah kama soo saarin qaraxan, cidda fulisay iyo khasaraaha rasmiga ah ee ka dhashay midna.

Diiwaanka Wararka
Radio Daljir

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 1