HomeUncategorized

DHEGEYSO-Dhalinyarada Qardho oo soodhoweeyey hadal dowladda kasoo yeeray.

Qardho, Aug 15 2016--Dhalinyarada kunool magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ayaa soodhoweeyey hadal dhowaan kasoo yeeray wasiirka wasaaradda shaqada shaqaalaha dhalinyarada iyo ciyaaraha ee dowladda Puntland Cabdiraxmaan Sheekh Axmed Cabdulle, oo sheegay inay sanad walba si joogto ah u shaqaalaysiin doonaan 60 dhalinyaro ah.

Maxaa Laga Filayey Isimada SSC Inay Ka soo Saaraan Shirkii Buurawadal?
R/Wasaaraha xukuumada federaalka oo si heer sare ah loogu soo dhoweeyey Muqdisho
M/weyne Ismaaciil Cumar Geelle oo la caleemo saari doono

Qardho, Aug 15 2016–Dhalinyarada kunool magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ayaa soodhoweeyey hadal dhowaan kasoo yeeray wasiirka wasaaradda shaqada shaqaalaha dhalinyarada iyo ciyaaraha ee dowladda Puntland Cabdiraxmaan Sheekh Axmed Cabdulle, oo sheegay inay sanad walba si joogto ah u shaqaalaysiin doonaan 60 dhalinyaro ah.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: