Martisoor: Dhuusamareeb, Daljir iyo Maxamuud Axmed Nuur Tarsan (dhegayso)

HomeWararkaMARTISOOR

Martisoor: Dhuusamareeb, Daljir iyo Maxamuud Axmed Nuur Tarsan (dhegayso)

Kulanti wacan dhegaystiyaal meel walba ad joogtan ku soo dhawadda Barnaamijka Martisoor oo ah Barnaamij todobaadle ah. Todobadkana waxaa idin ku soo g

Martisoor, Maanta iyo Wasiir Cabdiweli Xirsi Cabdulle Indhoguran (dhegayso)
Martisoor: Cawaale iyo Heesihiisii Halganka Xornimo Doonka (dhegayso)
Dr. Saleebaan Ciise (Xaglatoosiye) ayaa marti ku ah barnaamijka MARTISOOR ee warbaahinta Daljir

Kulanti wacan dhegaystiyaal meel walba ad joogtan ku soo dhawadda Barnaamijka Martisoor oo ah Barnaamij todobaadle ah. Todobadkana waxaa idin ku soo gudbinaysa waraysi gaar ah oo an la yeelanay gudoomiyihi hore gobalka banaadir maxamuud axmed nuur Tarsan oo ka xog aramaya arrimo badan oo xaaladda dalka, waxaana idin la socodsinaya Axmed sheekh Maxamed (Tallman) oo ku sugan Magaaldda Dhuusamareeb ee Gobalka Galgaduud.

Hoos ka dhegayso Barnaamijka

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: