Falaanqeyn: Midoowga labada Maamul ee Galmudug & Ahlusuna muxuu ku dambeyn doona? (dhegayso)

Falaanqeyn: Midoowga labada Maamul ee Galmudug & Ahlusuna muxuu ku dambeyn doona? (dhegayso)

Maanta waxaa heshiis ku midoobay Maamuladda Galmudug iyo Ahlusunna, taas oo ay qabanqaabadiisa lahayd dowladda Madaxweyne Farmaajo.

Hadabada maxay ka dhigantahay midowga labada Maamul ee Galmudug iyo Ahlusuna? Waxaan arrimahaas Radio Daljir uga waramay C/Qaadir Sheekh ismaaciil, ahna Guddoomiyihii hore ee Guddiga Dastuurka Baarlamaanka Soomaaliya, ahna xeeldheere shuruucda dalka iyo heshiisyada caalamiga ah.

Wariye Xasan Heykal ayuu qadka telfoonka ugu warramay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com