Martisoor: Cawaale iyo Heesihiisii Halganka Xornimo Doonka (dhegayso)

Martisoor: Cawaale iyo Heesihiisii Halganka Xornimo Doonka (dhegayso)

Dadnimo yeelo oo Daljir taariikhda ka baro, dalkaaga ka baro, dadkaaga ka baro, halganka xorriyadda loo soo galay ka baro, oo baro kuwii halganka huggaanka u ahaa!

Waa asbuucii xoriyadda, hadaba yaa kale, waa Martisoor iyo Abwaan Cali Mire Cawaale, Tiriyaha Heesta Qaranka Soomaaliya iyo heesihiisii halganka xornima doonka.

“Soomaaliyeey toosoo toosoo isku tiirsada eey hadba kiinna taagdaraneey taageera waligeeneey!”

Waxaa halgamaa Cawaale martisooray Axmed Shiikh Maxamed Tallman.

Hoos ka dhegayso.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com