Madaxweyne Gaas oo gaaray Dhuusamareeb

HomeWararka

Madaxweyne Gaas oo gaaray Dhuusamareeb

Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Cabdiwali Maxamed Cali ayaa goor dhow gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug. Garoonka Diyaaradaha Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa kusoo dhaweeyay Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Shaakir. Shalay ayaa horay waxaa u gaaray Magaalada Dhuusamareeb Madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare,iyado maanta uu tagay sharif xasan madaxweynaha koonfur galbeed

Waraysi Garaad Cabdullaahi Cali Ciid iyo Xaaladda Soomaaliya (dhegayso)
Madaxweyne Xaaf: “Wada Hadalo Qarsoodi ah Ayaa Noo Socda Ahlusuna” (dhegayso)
Laamaha Ammaanka Gobolka Karkaar oo Danbiilayaal soo Xirxiray

Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Cabdiwali Maxamed Cali ayaa goor dhow gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug.

Garoonka Diyaaradaha Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa kusoo dhaweeyay Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Shaakir.

Shalay ayaa horay waxaa u gaaray Magaalada Dhuusamareeb Madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare,iyado maanta uu tagay sharif xasan madaxweynaha koonfur galbeed

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: