Xildhibaan Saadiq Abshir Garaad oo ka hadlay Colaada Tukraq (dhegayso)

HomeWararka

Xildhibaan Saadiq Abshir Garaad oo ka hadlay Colaada Tukraq (dhegayso)

Magaalada Garoowe ee caasimada Puntland Waxaa manata shirjaraa,id ku qabtay Xubnobaarlamanka Puntland ka mid ah Xuldhibaanadaas waxaa ka mid ahaa Xild

Madaxweynaha Somaliland oo si kulul uga hadlay dagaalka dib uga qarxay agga Tukaraq (Daawo)
Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)
Wasiir Beyle oo Ka Hadlay Bixinta Mushaharka Shaqaalaha (DHEGEYSO)

Magaalada Garoowe ee caasimada Puntland Waxaa manata shirjaraa,id ku qabtay Xubnobaarlamanka Puntland ka mid ah Xuldhibaanadaas waxaa ka mid ahaa Xildhibaan Saadiq Abshir Garaad oo laga Sooo doorto Degaana kamid ah Sool .

Saadiq ayaa sheegay in Puntland ay diyaar u tahay inay dhulkeeeda difaacato wuxuu sheeeay in Soomalailand iyo Puntland Xuduudkoodu uu yahay Tuula Waqooyiga ah Degmada laascaanood oo kamid ah gobolka Togdher waa sda uu Hadalka u dhigaye.

Saadiq Abshir Garada oo Sii Hadlayay ayaa yir Ciidamada Sooomaliland ee Tukaraq Qabsaday inay yihiin kuwii Sanada Ka Hor Weerarka ka Geystay Deganaka Kalshaale oo Waqooyiga Degmada Buhoodle ah.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: