Madaxwayne Maxamed Farmaajo oo goor dhowayd ka degay Gaalkacyo

HomeWararka

Madaxwayne Maxamed Farmaajo oo goor dhowayd ka degay Gaalkacyo

Madaxwaynaha dowladda faderaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa goor dhowayd ka degay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ee

Qardho lagu qabtay Kulan Baroordiiq ah (dhegayso)
Ganacsatada Somaliland kaso jeeda ee Puntland ku ganacsada oo hadlay (dhegayso)
Wasiir Cawad oo la kumay Wakiilka cusub ee Hey’adda WHO ee Somalia

Madaxwaynaha dowladda faderaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa goor dhowayd ka degay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ee dowladda Puntland.

Madaxwaynaha ayaa waxaa kusoo dhoweeyey garoonka diyaaradaha ee Cabdulaahi Yuusuf madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas, wasiiro, maamulka gobolka Mudug, kan degmada Gaalkacyo, haween, dhalinyaro iyo madaxwaynaha Galmudug.

Madaxwayne Farmaajo ayaa loo sii gelbiyay hoy loogu diyaariyay magaalada Gaalkacyo, isagoona Galkacyo kadib tagi doono magaalooyin ka mid ah Galmudug sida Cadaado iyo Dhuusomareeb.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: