Dhalinyaro ku Xiran Xabsi kuyaal Dalka Hindiya oo codsaday in Xabsiga laga saaro (dhegayso)

Dhalinyaro ku Xiran Xabsi kuyaal Dalka Hindiya oo codsaday in Xabsiga laga saaro (dhegayso)

Dhalinyaro Sooomali ah oo Dalka Hidia Xuuno Horay ugu riday Dhameystay Xabsi gaaray 7 Sano lagana Siidaayay Xabsiyada 2 Bisha Hada aynu ku jirno kuna nool hada Koonfurta Dalkaas ayaa Codsaday in Laga Saaro Dalkaas si dalkooda ay ugu soolaabtaan .

Dhalinyarada oo La Soo Xiriiray Radio Daljir ayaa Madaxda Dalka Codsii u diray si dalkaas looga soo saaro Waxay u warameen Cabdi Xakiin Xusein Xasan oo Garoowe jooga

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com