Gashanle dhexeh Xasan Jeex: ”Somaliland Aflibaax ayaay soo gashay waana la iska difaacaya  ” (dhegayso)

HomeWararka

Gashanle dhexeh Xasan Jeex: ”Somaliland Aflibaax ayaay soo gashay waana la iska difaacaya ” (dhegayso)

Gashaanle dhexe Cabdi yacquub (Cabdi jeex oo horey uga mid ahaa Saraakisha Ciidanka xooga dalka somaliyeed ,kana so jeeda Puntland ayaa si kulul uga h

Saaka & Dunida iyo Xuseen Madar , Daljir Bossaso (dhegayso)
Axmed Madoobe oo Caawa Furay Shirkii Madaxda Maamul Gobeleedyada (Sawiro)
Xildhibaan Hore Maxamed Cismaan oo ka haddlay khilaafka doorashadda Puntland

Gashaanle dhexe Cabdi yacquub (Cabdi jeex oo horey uga mid ahaa Saraakisha Ciidanka xooga dalka somaliyeed ,kana so jeeda Puntland ayaa si kulul uga hadlay dagaalka iyo xiisada ka aloosan gobalka Sool ee u dhaxaysa Somaliland iyo Puntland.

Cabdi jeex ayaa sheegay in Somaliland daandansi dagaal waddo isla markaana an loo dul qaadan doonin dagaalkay soo abaabulayso Somaliland,wuxuna sheegay in dagaal xoogan lagu qaadi doono ayna so ceelin donaan dhulka Puntland ,ayna dul qaadan doonin Puntland,

Hoos kadhegayso Waraysiga uu siyaay Radio daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: