Genaraal Mukhtaar: “ Dhalinyarada Ciidamada Booliska ah dulqaad ha Muujyaan “ (dhegayso)

HomeWararka

Genaraal Mukhtaar: “ Dhalinyarada Ciidamada Booliska ah dulqaad ha Muujyaan “ (dhegayso)

Kusimaha Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliyeed Generaal Mukhtaar Axmed oo Muqdisho ka hadlayaay ayaa ugu baaqay dhalinyaradda Aqoonyahanadda ee kusoo

Madaxweyne Farmaajo oo carro kala dul dhacay Siyaasiyiinta mucaaradsan (daawo)
Wasiirka Amniga Puntland iyo saraakisha Booliska oo la dardaarmay ciidamo loo diyaariyeey Xasilinta Garoowe (dhegayso)
Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Maaliyadda Hiirshabeele oo gaaray Baladweyne (dhegayso)

Kusimaha Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliyeed Generaal Mukhtaar Axmed oo Muqdisho ka hadlayaay ayaa ugu baaqay dhalinyaradda Aqoonyahanadda ee kusoo biiraya Ciidanka Booliska inay yeeshan dulqaad maadama shaqadda Booliska aysan ahayn Mid sahlan.

Waxaa uu sheegay in ciidamada Booliska Soomaaliyeed aan laga qaadan dhaqaalle badan , laakiin qofka kusoo biiraya uu doortay in uu u shaqeeyo Qarankiisa.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: