Banaanbax lagu tageerayo Nabada Gobalka Galgaduud oo Cabudwaaq kadhacay (dhegayso)

Banaanbax lagu tageerayo Nabada Gobalka Galgaduud oo Cabudwaaq kadhacay (dhegayso)

Magaaladda Cabudwaaq ee gobalka Galgaduud waxaa maanta kadhacay Banaanbax lagu tageerayo Nabadda gobalka Galgaduud,taas oo ay ka qayb galeen qaybaha kala duwan ee Bulshada Gobalkaas.

Bananbaxan oo ay soo qaban qabiyeen Ardayda wax ka barata Cabudwaaq ayaa waxaa ka qayb galay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Amniga Galmudug Mahad Xasan Maxamed iyo maamulka degmadda.

Wariyeheena Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa Warbixintan kaso diray Cabudwaaq

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com