Puntland iyo Somaliland oo dagaal ku dhexmay Tukaraq

HomeWararka

Puntland iyo Somaliland oo dagaal ku dhexmay Tukaraq

Wararka ka imaanaya Degaanka Tukaraq oo ah fariisim ay leeyihiin ciidamadda Difaaca Puntland ayaa sheegaya in ciidamo katirsan maamulka Somaliland saa

DFS oo faahfaahisay Sababta ay u kala dooratay xiriirka Kenya & Itoobiya
Ciidamo ka tirsan kuwa DFS oo tababar turkiga logu soo gabagabeyeey
Xulashada Daljir & Faadumo Dagan, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Wararka ka imaanaya Degaanka Tukaraq oo ah fariisim ay leeyihiin ciidamadda Difaaca Puntland ayaa sheegaya in ciidamo katirsan maamulka Somaliland saaka hiirti waaberi ay wareer kuso qaaden Ciidamada Difaaca Puntland ,halkaas oo dagaal xoogan uu kadhacay.

Dagaalka ayaa ahaa Mid la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ,waxaana soo baxaya khasaare kadhashay dagaalka labadda dhinaca ,balse Puntland aya aku eedaysay Weraarka inay soo qadeen Ciidamo katirsan somaliland.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: