Puntland iyo Somaliland oo dagaal ku dhexmay Tukaraq

Puntland iyo Somaliland oo dagaal ku dhexmay Tukaraq

Wararka ka imaanaya Degaanka Tukaraq oo ah fariisim ay leeyihiin ciidamadda Difaaca Puntland ayaa sheegaya in ciidamo katirsan maamulka Somaliland saaka hiirti waaberi ay wareer kuso qaaden Ciidamada Difaaca Puntland ,halkaas oo dagaal xoogan uu kadhacay.

Dagaalka ayaa ahaa Mid la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ,waxaana soo baxaya khasaare kadhashay dagaalka labadda dhinaca ,balse Puntland aya aku eedaysay Weraarka inay soo qadeen Ciidamo katirsan somaliland.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com