Dhalinyarada olaalaha Bilicda Gobalka Mudug oo Xarfo olole ka bilaabay (dhegayso+Sawiro)

Ururka isxilqaamayaasha Hormuudka Horumarka magaalada Galkacyo ayaa degmada Xarfo ee gobolka Mudug ka bilaabay olole dhir beeris ah

Isxilqamayaashaan ayaa waday mudooyinkii dambe qurxinta goobaha muhiimka ee magaalada Galkacyo

Zubeyr Shiikh Cabdi ayaa warbixintaan noo sodiray.



Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com