Dhalinyarada olaalaha Bilicda Gobalka Mudug oo Xarfo olole ka bilaabay (dhegayso+Sawiro)

HomeWararka

Dhalinyarada olaalaha Bilicda Gobalka Mudug oo Xarfo olole ka bilaabay (dhegayso+Sawiro)

Ururka isxilqaamayaasha Hormuudka Horumarka magaalada Galkacyo ayaa degmada Xarfo ee gobolka Mudug ka bilaabay olole dhir beeris ah Isxilqamayaashaan ayaa waday mudooyinkii dambe qurxinta goobaha muhiimka ee magaalada Galkacyo Zubeyr Shiikh Cabdi ayaa warbixintaan noo sodiray. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a53c083040100039b9e3c6c/WaRBIXINTA+dhaliyarada+iskaa+wax+u+qabso++ee+Galkacyo+Zubeyr+Shiikh+Cabdi.mp3

Shirkii Guddiga farsamada ee Baydhabo oo laga soo saaray War-Saxaafadeed
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Garoowe (dhegayso)
Prof. Jannagale oo taageeray mamnuucidda DP World sheegayna in uu yahay musharrax Madaxweyne Puntland (dhegayso)

Ururka isxilqaamayaasha Hormuudka Horumarka magaalada Galkacyo ayaa degmada Xarfo ee gobolka Mudug ka bilaabay olole dhir beeris ah

Isxilqamayaashaan ayaa waday mudooyinkii dambe qurxinta goobaha muhiimka ee magaalada Galkacyo

Zubeyr Shiikh Cabdi ayaa warbixintaan noo sodiray.


COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: