Wasiirka Qorsheynta DFS oo Daljir uga waramay Socdaalkiisa Puntland (dhegayso)

HomeWararka

Wasiirka Qorsheynta DFS oo Daljir uga waramay Socdaalkiisa Puntland (dhegayso)

Wasiirka qorshaynta, maalgashiga iyo horumarinta ee dowladda Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan oo hogaaminaya wafdi xildhibaano iyo wasiiro ka kooban oo

Gaaxnuug: “Somaliland markale hadday ku soo duusho gobalka Sool jab & halaag kale ayey la kulmi doontaa”
Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliyeed oo ka hadlay dilal dhowr ah oo Muqdisho ka dhacay (dhegayso)
Qaar kamid ah Ergadii soo xushay baarlamaanka Soomaaliya oo dhaqan galiyay amarkii Al-shabaab

Wasiirka qorshaynta, maalgashiga iyo horumarinta ee dowladda Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan oo hogaaminaya wafdi xildhibaano iyo wasiiro ka kooban oo booqday gobolada Puntland qaarkood ayaa ka hadlay waxa uga soo baxay.

Wasiirka ayaa u sheegay radio Daljir booqashadan inay ku ogaadeen baahiyaha dhabta ah ay qabaan bulshada gobolada,isago isla maanta wasiirka ka duulay Garowe ,isla markaana u amba baxay Magaaladda Muqdisho.

Wariye Maxamuud cabdi ibraahim ayaa waraystay

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: