Jaamacada Badda Cas oo dhiiri galin u samaysay Arday kaalmaha Horre ka galay imtaxaanka (dhegayso+Sawiro)

Jaamacada Badda Cas oo dhiiri galin u samaysay Arday kaalmaha Horre ka galay imtaxaanka (dhegayso+Sawiro)

Jaamacada Bada Cas ayaa maanta kulan dhiirigalin ah usamaysay Ardayda kaalmaha koowaad galay Imtixaanka 2017-2018 iyo Arday ku tartantay Xifdinta Qur,aanka kariimka ah,kuwaas oo Abaalmarino isugujira Shahaadooyin iyo deeq waxbarashaba ay gudoonsiisay jaamacada Bada Cas.

Wariye Xasan heykal ayaa Warbixintan Boosaaso kaso diray

http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a4e257d00010092037b78c4/Warbixinta+Jaamacada+Badacas+4-1-2018+sax+.MP3

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com