Wasiirka Qorsheynta DFS oo Daljir uga waramay Socdaalkiisa Puntland (dhegayso)

Wasiirka Qorsheynta DFS oo Daljir uga waramay Socdaalkiisa Puntland (dhegayso)

Wasiirka qorshaynta, maalgashiga iyo horumarinta ee dowladda Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan oo hogaaminaya wafdi xildhibaano iyo wasiiro ka kooban oo booqday gobolada Puntland qaarkood ayaa ka hadlay waxa uga soo baxay.

Wasiirka ayaa u sheegay radio Daljir booqashadan inay ku ogaadeen baahiyaha dhabta ah ay qabaan bulshada gobolada,isago isla maanta wasiirka ka duulay Garowe ,isla markaana u amba baxay Magaaladda Muqdisho.

Wariye Maxamuud cabdi ibraahim ayaa waraystay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com