Wasiirka Qorsheynta Dowladda Federaalka oo Garowe soo gaaray (Sawiro)

HomeWararka

Wasiirka Qorsheynta Dowladda Federaalka oo Garowe soo gaaray (Sawiro)

Caasimadda Puntland ee Garowe waxaa maanta lagu soo dhaweyaay Wasiirka Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga ah ee Dowladda Federaalka Jamaal Maxamed Xasa

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyay saraakiishii iyo askartii ku geeriyootay qaraxii Dhanaane
JOWHAR: Buuq Iyo Qalalaase Hareeyay Doorashada Aqalka Sare
Xubinta Sicirka & Suuqa Garoowe

Caasimadda Puntland ee Garowe waxaa maanta lagu soo dhaweyaay Wasiirka Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga ah ee Dowladda Federaalka Jamaal Maxamed Xasan iyo wafdi balaaran uu hogaaminayo Wasiirku.

Wafdiga Wasiirka Waa Garoonka diyaaradaha Garowe kuso dhaweyaay Wasiirka Qorshaynta iyo Xirirka Caalamiga ah Puntland, Wasiirka Amniga Puntland ,Xildhibaano,Siyaasiyin,Waxgaradka gobalka Nugaal iyo Qaybaha kala duwan ee shacabka Caasimadda Garowe.

Wasiir Jamaal ayaa ah Safarkii ugu horeyaay uu kuyimaado Puntland tan iyo markii loo magacaabay Xilkaas,waxaana uu kamahad celiyaay sida loogu soo dhaweyaay Caasimadda Garowe.

Hoos kadaawo Sawiradda soo dhaweynta

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0