Wasiirka Qorsheynta Dowladda Federaalka oo Garowe soo gaaray (Sawiro)

Wasiirka Qorsheynta Dowladda Federaalka oo Garowe soo gaaray (Sawiro)

Caasimadda Puntland ee Garowe waxaa maanta lagu soo dhaweyaay Wasiirka Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga ah ee Dowladda Federaalka Jamaal Maxamed Xasan iyo wafdi balaaran uu hogaaminayo Wasiirku.

Wafdiga Wasiirka Waa Garoonka diyaaradaha Garowe kuso dhaweyaay Wasiirka Qorshaynta iyo Xirirka Caalamiga ah Puntland, Wasiirka Amniga Puntland ,Xildhibaano,Siyaasiyin,Waxgaradka gobalka Nugaal iyo Qaybaha kala duwan ee shacabka Caasimadda Garowe.

Wasiir Jamaal ayaa ah Safarkii ugu horeyaay uu kuyimaado Puntland tan iyo markii loo magacaabay Xilkaas,waxaana uu kamahad celiyaay sida loogu soo dhaweyaay Caasimadda Garowe.

Hoos kadaawo Sawiradda soo dhaweynta

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com