Shir looga hadlayaay ansixinta mashaariicda horumarineed oo Garowe kadhacay (dhegayso)

HomeWararka

Shir looga hadlayaay ansixinta mashaariicda horumarineed oo Garowe kadhacay (dhegayso)

Magaaladda Garoowe waxaa maanta Maamulka dawladda hoose ay ku qabteen shir ballaaran oo looga arrin sanayay ansixinta mashaariicda horumarineed ee la

Shir lagu eegayo qorshaha horumarinta Puntland oo lagu soo gabagabeeyey Garoowe (dhegayso)
Madaxweyne Gaas oo Casho Shararf u Sameeyaya RW Kheyre (sawiro)
DAAWO:MADAXWENE DENI OO SHEEGEY XANUUNO BADAN HADA JIRA FARXAD BADAN AY KADAMBEYSO

Magaaladda Garoowe waxaa maanta Maamulka dawladda hoose ay ku qabteen shir ballaaran oo looga arrin sanayay ansixinta mashaariicda horumarineed ee laga fulin doonno degmada Garoowe sannadka 2018 iyo Buuga hannaanka horrumarinta degmooyinka shanta sanno ee soo socota .
Agaasimaha wasaaradda arrimaha guddaha ,duqa degmada Garoowe ,wakiillo ka socday Xaafaddaha Magaaladda iyp Tuulooyinka degmadu xukunto ayaa goob joog ka ahaa kulankaasi.

Warbixintaan waxaa shirkaasi ka diyaariyay wariye Axmed Sheekeeye.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: