Shir looga hadlayaay ansixinta mashaariicda horumarineed oo Garowe kadhacay (dhegayso)

HomeWararka

Shir looga hadlayaay ansixinta mashaariicda horumarineed oo Garowe kadhacay (dhegayso)

Magaaladda Garoowe waxaa maanta Maamulka dawladda hoose ay ku qabteen shir ballaaran oo looga arrin sanayay ansixinta mashaariicda horumarineed ee la

Warka Caweysin Iyo Maxamuud Maxamed Jaamac , Daljir Gaalkacyo ( dhegayso )
Caawa & Daljir iyo Maxamed Xasan Dhallo, Daljir Garoowe (dhegayso)
Warka Caweysin, Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Magaaladda Garoowe waxaa maanta Maamulka dawladda hoose ay ku qabteen shir ballaaran oo looga arrin sanayay ansixinta mashaariicda horumarineed ee laga fulin doonno degmada Garoowe sannadka 2018 iyo Buuga hannaanka horrumarinta degmooyinka shanta sanno ee soo socota .
Agaasimaha wasaaradda arrimaha guddaha ,duqa degmada Garoowe ,wakiillo ka socday Xaafaddaha Magaaladda iyp Tuulooyinka degmadu xukunto ayaa goob joog ka ahaa kulankaasi.

Warbixintaan waxaa shirkaasi ka diyaariyay wariye Axmed Sheekeeye.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: