Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka oo ka soo horjeestay dalab uga yimid Xeer-ilaaliyaha Qaranka.

HomeWararka

Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka oo ka soo horjeestay dalab uga yimid Xeer-ilaaliyaha Qaranka.

Guddiga joogtada ee golaha shacabka oo uu hogaaminayo guddoomiyaha Golaha shacabka Prof. Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa ku gacan-sayray soo jeedintii Ax

GAL-GALA OO SANADKAN LAGU DAREY LIISKA DEGMOOYINKA UTARTAMI DOONO KOOBKA D/GOBOLKA BARI
Kenya oo sheegtay inay dhisayso Xududkay la wadaagto Somaaliya
Warka DDM iyo Wariye Maxamed Xasan Dhalo (Daawo)

Guddiga joogtada ee golaha shacabka oo uu hogaaminayo guddoomiyaha Golaha shacabka Prof. Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa ku gacan-sayray soo jeedintii Axmed Cali Daahir ee la xiriirtay in laba xildhibaan xasaanaada lagala noqdo.

Kulan ay maanta muqdisho ku yeeshayn Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka ayaa lagu soo saaray qoraal ay kaga hadlayaan Dalabka kaga yimid Xeer-ilaaliyaha Qaranka Soomaaliya Axmed Cali Daahir.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: