Heshiis hordhac oo laga gaaray Colaadii degaanka Cagaare (dhegayso)

HomeWararka

Heshiis hordhac oo laga gaaray Colaadii degaanka Cagaare (dhegayso)

Heshiis ka koobanaa 8 qodob oo horudhac ay ayay kala saxiixdeen beelihii dhawaan kudagaaalamay deegaanka Cagaare . Heshiiskan ayaa labada dhinac wa

Xulashada Daljir & Cumar Lakiman iyo Daljir Caabudwaaq (dhegayso)
Daljir & BBCMA: BARAARUGGA Haweenka | Taxanaha 102aad (dhegayso)
Garoowe: Xubinta Sicirka & Suuqa

Heshiis ka koobanaa 8 qodob oo horudhac ay ayay kala saxiixdeen beelihii dhawaan kudagaaalamay deegaanka Cagaare .

Heshiiskan ayaa labada dhinac waxaa ukala saxiixay heshiiska garaad jaamac gaard cali iyo islaan bashiir islaan cadile .

Isimo cuqaal nabadoono iyo wax garad kakalatagay gobolada dalka ayaa kubaxay deegaanka ay dirirtu ka dhacday.

Hadaba Caaqil Cali mowliid Cali waraabe ,waxa uu kamidyahay cuqashii ka qaybgashay heshiiskaasi , Wariye Xasan Heykal ayuuqadka telfoonka uguwaramay , waxaana uu ugu horeen waydiiyay waxa lagu heshiiyay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: