Ardayda Jaamacada Bariga Africa Boosaaso oo Maanta u fariistay Imtaxaanka (dhegayso)

Ardayda Jaamacada Bariga Africa Boosaaso oo Maanta u fariistay Imtaxaanka (dhegayso)

ku dahawaad sadax kun oo ah Aradayda jaamacada Bariga Afrika kambaskeeda wayn ee magaalada Bosaaso kuwaas oo dhigta kuliyadaha kala duwan ee jaamacada ,ayaa maanta ufariiska imtixaanka Simistarka koowaad ee dhamaadkiisa .

Sidookale Waxaa imtixaanadan oo kale xarumaha ay jaamacdu kuleedahay magaalooyinka Gaalkacyo iyo Galdogob.

Hadaba daah furka imtixaanadkan waxaa kahadlay ,Gudoomiye kuxigeenka koowaad ee jaamacada Baariga Afrika Maxamed maxamuud ciise Awooww.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com