Site icon Radio Daljir

Heshiis hordhac oo laga gaaray Colaadii degaanka Cagaare (dhegayso)

Heshiis ka koobanaa 8 qodob oo horudhac ay ayay kala saxiixdeen beelihii dhawaan kudagaaalamay deegaanka Cagaare .

Heshiiskan ayaa labada dhinac waxaa ukala saxiixay heshiiska garaad jaamac gaard cali iyo islaan bashiir islaan cadile .

Isimo cuqaal nabadoono iyo wax garad kakalatagay gobolada dalka ayaa kubaxay deegaanka ay dirirtu ka dhacday.

Hadaba Caaqil Cali mowliid Cali waraabe ,waxa uu kamidyahay cuqashii ka qaybgashay heshiiskaasi , Wariye Xasan Heykal ayuuqadka telfoonka uguwaramay , waxaana uu ugu horeen waydiiyay waxa lagu heshiiyay.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a47610a0101007406dce3af/Caaqil+Cali+.MP3?_=1
Exit mobile version