Ardayda Jaamacada Bariga Africa Boosaaso oo Maanta u fariistay Imtaxaanka (dhegayso)

HomeWararka

Ardayda Jaamacada Bariga Africa Boosaaso oo Maanta u fariistay Imtaxaanka (dhegayso)

ku dahawaad sadax kun oo ah Aradayda jaamacada Bariga Afrika kambaskeeda wayn ee magaalada Bosaaso kuwaas oo dhigta kuliyadaha kala duwan ee jaamacad

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Wacaal Darey ah: khilaaf hoose oo u dhexeeyay madaxweyne Deni iyo ku-xigenkiisa oo soo shaac baxay
DARBIGII AQOONSIGA SOMALILAND OO KU DUMAY MAALMO KOOBAN & MURUQA SHACABKA

ku dahawaad sadax kun oo ah Aradayda jaamacada Bariga Afrika kambaskeeda wayn ee magaalada Bosaaso kuwaas oo dhigta kuliyadaha kala duwan ee jaamacada ,ayaa maanta ufariiska imtixaanka Simistarka koowaad ee dhamaadkiisa .

Sidookale Waxaa imtixaanadan oo kale xarumaha ay jaamacdu kuleedahay magaalooyinka Gaalkacyo iyo Galdogob.

Hadaba daah furka imtixaanadkan waxaa kahadlay ,Gudoomiye kuxigeenka koowaad ee jaamacada Baariga Afrika Maxamed maxamuud ciise Awooww.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: