Gudoomiye kuxeenka degmada isku shuban: ” Abaaro ayaa kajirta degmada iyo tuulooyinka hoosyimaada”(dhegayso)

HomeWararka

Gudoomiye kuxeenka degmada isku shuban: ” Abaaro ayaa kajirta degmada iyo tuulooyinka hoosyimaada”(dhegayso)

Degmada iskushuban ee gobolka bari ayaa waxaa laga soo sheegayaa Abaaro baahsan oo saameen kuyeelatay degmada iyo dadka xoolo dhaqatada ah ee halkaasi kunool. Gudoomiye kuxigeenka degmada iskushuban Axmed jaamac aadan ayaa radio daljir uaga waramay Abaarta ka jirta degmada iyo saameenta ay kuyeelatay. Wariye Raaqiyo Run Maxamuud ayuu uwaramay . http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a475e020401005e20983584/waraysi+raqiya++ruun.MP3

Jubbaland & Puntland oo sheegay in uu fashil ku dhamaaday shir ay la yeesheen DFS
Maxaa looga hadlay kulankii Golaha wasiiradda Puntland?
Bilayska Garoowe: “Kufsi Kama Dhicin Kaamka Barakacayaasha Garoowe oo waa Beenabuur” (dhegayso)

Degmada iskushuban ee gobolka bari ayaa waxaa laga soo sheegayaa Abaaro baahsan oo saameen kuyeelatay degmada iyo dadka xoolo dhaqatada ah ee halkaasi kunool.

Gudoomiye kuxigeenka degmada iskushuban Axmed jaamac aadan ayaa radio daljir uaga waramay Abaarta ka jirta degmada iyo saameenta ay kuyeelatay.

Wariye Raaqiyo Run Maxamuud ayuu uwaramay .

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: