Sheekh C/risaaq Xuseen Ciise: “Qudbadii jimcaha Waxaa looga hadlay in aan latakoorin dadka cudurka HIV “(dhegayso)

HomeWararka

Sheekh C/risaaq Xuseen Ciise: “Qudbadii jimcaha Waxaa looga hadlay in aan latakoorin dadka cudurka HIV “(dhegayso)

Maanta oo jimco ahayd Masaajidada waaweyn ee Boosaaso waxaa looga hadlayaay dhibaatada Cudurka HIVADS ,kaas oo dhibaatooyin kala duwan ku haya bulshada Somaliyeed. Khudbadi jimcada ee Masaajidada Boosaaso ayaa sido kale sheekhu sheegay in looga hadlay in an la takoorin dadka la nool Cudurka dilaaga ah ee HIV Aydhis. Hoos kadhagayso Codka http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a4660190201003a000af506/sheeq+cabdirsaaq+xusen+.MP3

Dhismaha Masjidka Al-Nuur Gaalkacyo ka qaybqaado Alle dartii (Sawiro)
Dowladda Federaalka oo Ciidan Duldhigtay Beelihii Kaxandhaale ku dagalameyey (Daawo)
Under cloud of suspicion and unwanted Gaas & Omar arrive Garoowe

Maanta oo jimco ahayd Masaajidada waaweyn ee Boosaaso waxaa looga hadlayaay dhibaatada Cudurka HIVADS ,kaas oo dhibaatooyin kala duwan ku haya bulshada Somaliyeed.

Khudbadi jimcada ee Masaajidada Boosaaso ayaa sido kale sheekhu sheegay in looga hadlay in an la takoorin dadka la nool Cudurka dilaaga ah ee HIV Aydhis.

Hoos kadhagayso Codka

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0