Puntland oo Xaflad dhiiri galin ah Garowe ugu samaysay Xulka Kubada Cagta Puntland (dhegayso)

HomeWararka

Puntland oo Xaflad dhiiri galin ah Garowe ugu samaysay Xulka Kubada Cagta Puntland (dhegayso)

Munaasabad si heer sare ah looso agaasimay ayna ka qayb galeen qaybaha kala duwan ee Bulshadda Garowe iyo Masuuliyiin katirsan Puntland ayaa xalay lagu qabtay Garowe ,Munaasabadaas oo lagu soo dhaweynayaay laguna dhiirigalinayo xulka Kubadda Cagta Puntland. Warbixin Ku saabsan Dhirigalinta waxaa inoo diyaariyaay Wariye Xaawo Axmed http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a4504500201000dfe0a311b/warbixinta+ciyaaraha.mp3xAAWO.mp3

Madaxweynaha jubbaland oo magacaabay guddiga gurmadka fatahaada ku dhufatay degmada Baardheere
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Madaxweynaha Puntland oo imaraadka u dhoofay (Daawo)

Munaasabad si heer sare ah looso agaasimay ayna ka qayb galeen qaybaha kala duwan ee Bulshadda Garowe iyo Masuuliyiin katirsan Puntland ayaa xalay lagu qabtay Garowe ,Munaasabadaas oo lagu soo dhaweynayaay laguna dhiirigalinayo xulka Kubadda Cagta Puntland.

Warbixin Ku saabsan Dhirigalinta waxaa inoo diyaariyaay Wariye Xaawo Axmed

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: