Xafiiska Xuquuqul Insaanka Puntland oo soo saaray Warbixin sanadeedkiisa 2016/2017 (dhegayso)

HomeWararka

Xafiiska Xuquuqul Insaanka Puntland oo soo saaray Warbixin sanadeedkiisa 2016/2017 (dhegayso)

Gudoomiyaha Ha’yada Xuquuqul insaanka Puntland Maxamed Cali Yuusuf Ayaa Magaalada Garowe maanta kusoo bandhigay Warbiixn sanadeedka 2016/2017 ,taas oo u xafiiska Sanad walba soo bandhigo tacadiyadii Puntland kadhacay. Munaasabad kadhacday Garowe waxaa ka qayb galay Xildhibaano katirsan Barlamaanka Puntland,Aqoonyahano iyo qaybaha kala duwan ee Bulshadda. Warbixintan Waxaa Garowe kaso dirtay Wariye Xaawo Axmed Maxamed http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a43b3670a0100a3fcc5dd09/warbixinta+xaquuqda.mp3

Ururka Haweenka ee Sulxul khayr soo xiray barnaamijka afurinta dadka danyarta ah
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)
Warka Fiidnimo iyo Cabdinaasir Ibraahin Maxamed (dhegayso)

Gudoomiyaha Ha’yada Xuquuqul insaanka Puntland Maxamed Cali Yuusuf Ayaa Magaalada Garowe maanta kusoo bandhigay Warbiixn sanadeedka 2016/2017 ,taas oo u xafiiska Sanad walba soo bandhigo tacadiyadii Puntland kadhacay.

Munaasabad kadhacday Garowe waxaa ka qayb galay Xildhibaano katirsan Barlamaanka Puntland,Aqoonyahano iyo qaybaha kala duwan ee Bulshadda.

Warbixintan Waxaa Garowe kaso dirtay Wariye Xaawo Axmed Maxamed

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: