Xafiiska Xuquuqul Insaanka Puntland oo soo saaray Warbixin sanadeedkiisa 2016/2017 (dhegayso)

Xafiiska Xuquuqul Insaanka Puntland oo soo saaray Warbixin sanadeedkiisa 2016/2017 (dhegayso)

Gudoomiyaha Ha’yada Xuquuqul insaanka Puntland Maxamed Cali Yuusuf Ayaa Magaalada Garowe maanta kusoo bandhigay Warbiixn sanadeedka 2016/2017 ,taas oo u xafiiska Sanad walba soo bandhigo tacadiyadii Puntland kadhacay.

Munaasabad kadhacday Garowe waxaa ka qayb galay Xildhibaano katirsan Barlamaanka Puntland,Aqoonyahano iyo qaybaha kala duwan ee Bulshadda.

Warbixintan Waxaa Garowe kaso dirtay Wariye Xaawo Axmed Maxamed

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com