Baydhabo Shir Goddoonka Barlamaanada oo Maalintii Labaad Socda (Sawiro)

HomeWararka

Baydhabo Shir Goddoonka Barlamaanada oo Maalintii Labaad Socda (Sawiro)

Magaaladda Baydhabo ee Xarunta Gobalka Baay waxaa Maalintii labaad galay shirka Guddoonka Barlamaanada Maamul gobaleedyada iyo Federaalka,waxaana loog

Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe ( dhegayso | daawo )
Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)
Howlgallo xoogan oo ka bilaabanaya degaannada Jubbaland

Magaaladda Baydhabo ee Xarunta Gobalka Baay waxaa Maalintii labaad galay shirka Guddoonka Barlamaanada Maamul gobaleedyada iyo Federaalka,waxaana looga hadlaya Arrimo muhiim ah.

Shirkaan ayaa waxaa shir guddooninaya Gudoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari,waxaana goobjoog ah Goddoonka Barlamaanaka Puntland ,Hiirshabeele,Koonfurgalbeed ,Galmudug,jubbaland , waxaana diirada lagu saaraya sidii Maddal ay ku midaysanyihiin u samaysanlahayeen.

Hoos kadaawo Sawiradda

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: