Baydhabo Shir Goddoonka Barlamaanada oo Maalintii Labaad Socda (Sawiro)

Magaaladda Baydhabo ee Xarunta Gobalka Baay waxaa Maalintii labaad galay shirka Guddoonka Barlamaanada Maamul gobaleedyada iyo Federaalka,waxaana looga hadlaya Arrimo muhiim ah.

Shirkaan ayaa waxaa shir guddooninaya Gudoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari,waxaana goobjoog ah Goddoonka Barlamaanaka Puntland ,Hiirshabeele,Koonfurgalbeed ,Galmudug,jubbaland , waxaana diirada lagu saaraya sidii Maddal ay ku midaysanyihiin u samaysanlahayeen.

Hoos kadaawo Sawiradda


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com