Qiimaha nolasha Garowe iyo kala iibsiga dhulka oo laga dayriyaay (dhegayso)

HomeWararka

Qiimaha nolasha Garowe iyo kala iibsiga dhulka oo laga dayriyaay (dhegayso)

Eng Khaalid Axmed Faarax oo ah khabiir dhinaca dhulka ah ayaa ka hadlay maaraynta dhulka iyo Qiimaha nolasha Caasimadda Puntland ee Garowe. Khaalid

Saaka & Dunida iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso (dhegayso)
Gormuu Bilaabmaya Dagaalka Alshabaab ka dhanka ah Axmed madobe ku dhawaqay (Daawo)

Eng Khaalid Axmed Faarax oo ah khabiir dhinaca dhulka ah ayaa ka hadlay maaraynta dhulka iyo Qiimaha nolasha Caasimadda Puntland ee Garowe.

Khaalid ayaa sheegay in nolasha Garowe ay ka qaalisantahay Magalooyinka kale isago ka hadlay sido kale sababta qaaliga kadhigay Guryaha.

Xarunta Daljir Garowe ayuu nagu soo boqday ,wuxuuna u waramay Wwariye Cabdixakiin Xuseen Xasan

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: