Munaasabad Balaaran oo kadhan ah Afsomaliga oo lagu qabanayo Muqdisho (dhegayso)

Munaasabad Balaaran oo kadhan ah Afsomaliga oo lagu qabanayo Muqdisho (dhegayso)

Akadamiyada goboleedka Afsoomaaliga oo wad qabanqaban munasabada Balaran loogu dahfurayo Maddal bilah ah oo loogu magadaray Akadamiyada hormarinta Afsoomaaliga Munasbadaasi oo dhicdoon 28 bishaan oo ka dhacidoonto magaalada muqdisho,

Gudoomiyah Akadamiyad goboleedka Afka Soomaaliga Pro.Maxamed Dahiir Afrax oo la hadlay Warabahinta Qaranka ayaa sheegay in munsabada balaran oo ay ka soo qeebgalyaan dadka daneeya Afsoomaaliga loogu qabandoono magaaalada muqdisho 28ka bishaan islamrakan looga hadli doono sidii loo hormarin lahaa afka soomaaliga.

Hoos kadhegayso codkiisa

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com