Qiimaha nolasha Garowe iyo kala iibsiga dhulka oo laga dayriyaay (dhegayso)

Qiimaha nolasha Garowe iyo kala iibsiga dhulka oo laga dayriyaay (dhegayso)

Eng Khaalid Axmed Faarax oo ah khabiir dhinaca dhulka ah ayaa ka hadlay maaraynta dhulka iyo Qiimaha nolasha Caasimadda Puntland ee Garowe.

Khaalid ayaa sheegay in nolasha Garowe ay ka qaalisantahay Magalooyinka kale isago ka hadlay sido kale sababta qaaliga kadhigay Guryaha.

Xarunta Daljir Garowe ayuu nagu soo boqday ,wuxuuna u waramay Wwariye Cabdixakiin Xuseen Xasan

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com