Shir Cafimaadka looga hadlayo oo Garowe ka furmay (dhegayso)

HomeWararka

Shir Cafimaadka looga hadlayo oo Garowe ka furmay (dhegayso)

Shir Heer qaran oo looga Hadlayay sidii Caafimadka Dalka Xog uruurin loogu sameyn lahaa ayaa ka dhacay garoowe Waxaana ka qeyb galay Wasiirka Wasaarad

Guddoomiyaha Barlamaanka Puntland oo kulan la qaatay safiirka Djibouti ee Soomaaliya (Daawo)
Khudbadda Madaxweynaha Cusub ee Hiirshabeele Waare (dhegayso)
Fariin caafimaad bulshada iyo saamaynta safmareenka Covid 19

Shir Heer qaran oo looga Hadlayay sidii Caafimadka Dalka Xog uruurin loogu sameyn lahaa ayaa ka dhacay garoowe Waxaana ka qeyb galay Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka soomaliya Drs Fawziya Abiikar Nuur iyo Wasiirka wasaaradda Caafimaadka Puntand Cabdinaasir Cuuke .

Shirka ayaa sidookale Waxaa ka qeyb galay Kooxihii samyn lahaa Xog Uruurinta Cafimaadka Dalka oo ah Markii u Horaysay Tan iyo Intay Dhacaday dawladii dhexe ,

Warbxintana waxaa Garoowe inooga soo diray cabdi Xakiin Xusein xasan

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: