Shir Cafimaadka looga hadlayo oo Garowe ka furmay (dhegayso)

Shir Cafimaadka looga hadlayo oo Garowe ka furmay (dhegayso)

Shir Heer qaran oo looga Hadlayay sidii Caafimadka Dalka Xog uruurin loogu sameyn lahaa ayaa ka dhacay garoowe Waxaana ka qeyb galay Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka soomaliya Drs Fawziya Abiikar Nuur iyo Wasiirka wasaaradda Caafimaadka Puntand Cabdinaasir Cuuke .

Shirka ayaa sidookale Waxaa ka qeyb galay Kooxihii samyn lahaa Xog Uruurinta Cafimaadka Dalka oo ah Markii u Horaysay Tan iyo Intay Dhacaday dawladii dhexe ,

Warbxintana waxaa Garoowe inooga soo diray cabdi Xakiin Xusein xasan

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com