Koox saarnaa mooto oo ku dilay Muqdisho sarkaal degmo

HomeWararka

Koox saarnaa mooto oo ku dilay Muqdisho sarkaal degmo

Kooxo hubaysan ayaa ku dilay degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho mid ka mid ah saraakiisha maamulka degmadaaasi. Dilka oo dhacay saakay ayaa la s

Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada oo War-murtiyeed Kasoo Saaray Xaaladda Dalka uu Kujiro (Akhri)
Warka Fiidnimo iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan (dhegayso)
Wasiirka Maaliyadda Beyle oo la kulmay Wakiilka Qaramada Midoobay James Swan

Kooxo hubaysan ayaa ku dilay degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho mid ka mid ah saraakiisha maamulka degmadaaasi.

Dilka oo dhacay saakay ayaa la sheegay kooxaha gaystay inay lasocdeen mooto yar oo ay ku baxsadseen dilka markii uu dhacay kadib.

Ninka la dilay ayaa ahaa masuul katirsan waaxyada degmada Waaberi.

Ciidamada ammaanka ayaana wada baaritaano kusaabsan dilka.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: