Koox saarnaa mooto oo ku dilay Muqdisho sarkaal degmo

Koox saarnaa mooto oo ku dilay Muqdisho sarkaal degmo

Kooxo hubaysan ayaa ku dilay degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho mid ka mid ah saraakiisha maamulka degmadaaasi.

Dilka oo dhacay saakay ayaa la sheegay kooxaha gaystay inay lasocdeen mooto yar oo ay ku baxsadseen dilka markii uu dhacay kadib.

Ninka la dilay ayaa ahaa masuul katirsan waaxyada degmada Waaberi.

Ciidamada ammaanka ayaana wada baaritaano kusaabsan dilka.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com