Murankii Badda ee Soomaaliya iyo Kenya waa Qeyb ka mid ah Tartanka loogu jiro Khayraadka ee Kenya ku Baraarugtay hadda (dhegayso)

HomeWararka

Murankii Badda ee Soomaaliya iyo Kenya waa Qeyb ka mid ah Tartanka loogu jiro Khayraadka ee Kenya ku Baraarugtay hadda (dhegayso)

Maxkamadda caalamiga ah ee ICG horraantii sannadkaan 2017, waxay aqbashaday qaadista dacwadda la xiriirta murankii xagga badda ee ka dhex curtay wadda

Askari Somaliland oo Toogtay Arday Puntland oo Dhiganayey Jaamacadda Cammuud Dharka Buluugga ee uu Xirnaa Darti
M/wayne Farmaajo “Caqabadaha ugu badan ee saamaynta ku leh xeebta Soomaaliyeed waxa kamid ah maraakiib shisheeye oo si aan sharci ahayn uga kalluumaysta”
PUNTLAND: Goobaha dadku ku dalxiisan xiliyadda nasashada oo soo badanaya (dhegayso)

Maxkamadda caalamiga ah ee ICG horraantii sannadkaan 2017, waxay aqbashaday qaadista dacwadda la xiriirta murankii xagga badda ee ka dhex curtay waddamada dariska ah ee Soomaaliya iyo Kenya, kaasoo lagu xallin waayey wada-hadallo siyaasadeed, aakhirkiina la horgeeyey ICG oo hadda laga dhawrayo ka garsooniddeeda.

Murankaasi Badda ee Soomaaliya iyo Kenya, haatanna horyaalla maxkamadda ICG ayaa salka ku hayo arrimo badan oo dhinaca khayraadka badeed ugu xoogganyahay, iyadoo la xusayo ahmiyado gaar ah in ay leedahay goobaha badeed ee lagu muransan yahay.

Prof. Cabdisalaan Ciise Salwe waa bare sare oo wax ka dhiga Jaamacadda Bariga Afrika, ahna guddoomiye  kuxigeenka dhanka  waxbarashada, ayaa wax ka daraaseeyey sababaha gun-dhigga u ah khilaafkaasi badda iyo soodinta lagu muransan yahay.

Wareysi uu siiyey Radio Daljir Prof. Cabdisalaan Ciise Salwe, ayuu noogu sheegay baaristiisa iyo miraha illaa hadda uga soo baxay.

Diiwaanka Wararka

Radio Daljir

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: